Maayir Soltelco Iyo Xashiishga Buux Dhaafiyay Caasimada Qaybtii Koobaad

hadaynu waxyar dib umilicsano qaabka ama sharcigan aynu kudoorano golayaasha dalka shaqcigooda kasoo dheeganay wadanka koonfur africa oo ah dalka
aynu kasoo qaadanay dharciga ay kudoortaan golayaashooda deegaan taasoo uu soo dheegay alle hawnaxariisdee madaxwayne cigaal oo oo isagu doonayay in ay qaabkaa ushaqeeyaan laakiin lama marin sharcigaa ee waxkamida ayay ka isdicmaaleen golaha deegaanada dalku golayaasha deegaanka dalka waxaynu dooranay lixsano iyo dheeraad kahor kaasoo aynu filaynayn inay waxbadanh kabadili doonaa kuwii kahoreeyaya laakiin taasi waxaynoqotay halbacaad lagu lisay oo kuwii kahoreeyay waxay qaadi jireen cashuur yar oo aan ahayn tan maanta ay qaadaan kuwani oo waliba aan lagawada qaadi jirin kawani laakiin islaan tayaree afarta midh ee liin dhanaanta kuwada reeraha dhan madhaafaan oo hadday bixin waydo liintaa laga daadinayaa hadana wax adeega oo loo qabanayaa majirto oo cadceed ayay fadhidaa hadaqba xagay kudhacdaa cashuurta intaa leegi oo magaalada hargaysa aaad yaabayso xashiishga yaala haduuu roobdana waabad heli maysid meel aad kamarto xashiish iyo qudhun oo wadooyinkii waawaynaaa ayuu dhex sabaynayaa golaha deegaanku hal diriinayj oo biyuhu maraan maysamayn isga daayoo kuwii hore ayay iibiyeen oo dushooda lagu ganacsanayaa maayir soltelco iyo golaha deegaanka ee hargaysi waxay ubaratamayaan danta guud ee beeraha iyo guryahan meheradaha ah ee laga dhisay6o0 fooqaqa suuqa dhexdiisa oo wadadii badh ay ka iibinayaanhj si uu wadada hore ugusoo galo

hadaba nimankanb golaha deegtaanka hargeisi waxay marayaan in nin walba uu kuxisaabtamo maxaad kaqabsatay intaad ahayd xildhibaanka ama maayirkaba dhahoo waxaana ninwalba usiocda intaasoo fooq taasina ay tahay cashuurtoodii wax loogu qaban lahaa lagu faakihaysdo oo maanta hadaad lixda subaxnimo soogasho suuqa hargaysa waa hunqaaci xashiishga tuulan iyo dukhsiga kaboodaaya waxaana lagu jiraa xili roobaadkii oo waxaa dhalan kara xanuuno aynaan itaalkooda lahayn golaha deegankana hadii lawada dhimanayo wax kagalay majirto ileen waxay noqdeen dulin inagu dul nool oo aynaan isga qaban karin ileen waxay kuukala fadhiisiyeen qoys qoys oo hadiii mid ladhalilo reerkoodii oo aan waxba kuqabin ayaa budka lakacayta oohanjabaad marinay

goorma ayaynu toosaynaynaa oo aynu garanaynaa waxaa inaga dhaxeeya eee aynu wada leenahay iimika oo aynu kula xisaabanaa dhiigmiiratadan golahga deegaanka hargeisa

hadaba waxaan shacabka reer hargeisa usoo jeedinayaa in ay ogaadaan in wax kawada dhexeeyo oo ay wada leeyihiin reernimadanana isgta tuuraan oo dagmo walba gudi samaysato kashaqaysa laxisaabtankaq dulinka hargaysa dhameeyay hadii taa lasameeyo wax badan ayaa hagaagi lahaa

nimankana way baqaqn lahaaayeen oo waxaa kabixi lahaaaan jaqo cashuurtii aan kaaqaday

Qore: Yusuf Abdi Ismail

Email: Casowe2020@hotmail.com