“Ka feejignow halista mashruucan niqaaban”
WAJIGII KOWAAD EE MASHRUUCAN
Mashruuc la Magac baxay Is dhexgalka Bulshada waa mashruus loogu tallo galay ina la mijo xaabiyo Qaranka somaliland
Sanadihii iyo Bilihii U danbeeyayna Waxaa muqdisho kusii qul qulayay dhallin yarro fara badan ah aqoon yahankii dalkan u soo kacayay Mashruucan oo ku salaydan sidii loo midayn lahaa somalila iyo somaliland
Mashruacan ayaa wajigiisii koowaad ahaa dhallin yarada aqoon yahanka ah ee jamacadaha somalilnd ka qalin lagu soo xirro galin lahaa sidii shaqooyin iyo waliba xilal daro jooyin kala duwan leh loo siin lahaa … waxaa muu qata in wajigaa kowad guulaystay
WAJIGII LABAA EE MASHRUUCA
++++++
Fanaaniinta somaliland oo xuddun looga dhigay ajandaha horumarinta mashruuca is dhexgalka bulshada qabtiisii labaad ayaa waxaa muuqata in sannadihii danbe ay fannaaniintii Ugu Caansanaa Reer Hargeysa Ayaa Ku Sii Qul-Qulaysa Magaalada Muqdisho Ee Xarunta Dalka Soomaaliya. #Hayaannews
GABOGABO
Xukuumadda Xisbiga Kulmiye Ee Madaxweyne Muuse Biixi Oo U Muuqata In Ay Ogolaatay Qodobkii Is Dhex-Galka Ee Dhallinyarada Soomaaliyeed, Kaas Oo Ka Mid Ahaa Qodobadii Lagu Soo Heshiiyey Shirkii Jabuuti, Qodobkaasi Oo Hadda U Muuqda In Uu Si Fiican U Dhaqan-Galay
W/Q Buraale Jama Essa
#Hayaannews, Office
Hargeysa, Somaliland