Maxamud Xaashi Iyo Xirsi .Keebaa Udhow .Inuu Madaxweyne Somaliland Ka Noqdo.

.Illaa shalay Waxaa Baraha Bulshada La Wareejinayey Sawirka Wasiirkii Hore ee Madaxtooyada Somaliland Maxamud Xaashi.oo Dad Taageersani Lahaayeen Waa Madaxweynaha 6-aad ee Jamhuuriyada ee Soosocda Kornayl Muse Kaddib.

Waxaan Is-waydiiyey Mr:Xaashi Mahayaa Dariiqiii Uu Madaxweynaha Somaliland .Ku Noqon Lahaa . Maxamuud Wuu Leeyahay Dhamaan Astaamihii Hogaamiye Looga Baahna .Oo Dhan Sida .Karti Aft-hanimo .Geesinimo ,Iyo Aqoonba . Khibrad.

Siyaasada Laguu Sheegayaa Waa Game.La Ciyaaro .Sidaan Qabo. Hadii Xitaaa Kursiga Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Lagu Wareejiyo .Oo Uu Isu Taago Madaxweyne . Masoo Baxayaa .Horta Ma La .Is-waydiiyey.

Doorashada Madaxtinimo ee Soosocota Muuse Biixi.Ama Mar 2-aad Haysa Sootaago Ama Ina Kaahin Iyo Ina Xaashi .Ha Dhiso.Labadooda Midna Lama Dooranayo.

1.Marka Hore Dadkeenu Way .Kasoo Taaganyihiin Nidaamka Jeegaanta ee Isaar.Kursiga Anna Kusaare .

2.Musuqa Iyo Kaligii Taliska Xisbiga Haya Talada Ee Kulmiye Oo La Nacay.

3;-Dadka S/land Oo Raba Inay Helaan Isbadal.Sal.iyo Baar Iyo In Xisbiyada Kale Markooda La Tijaabiyo.

Waxaas Oo is-biirsaday Waxay Jaanis .Siinaysaa Hogaamiyaha Xisbiga Wadani .Xirsi Cali .Xaaji Xasan.Shaki Kuma Jiro In Doorashada Madaxtinimo ee Soosocota .Dadku Waxay Dooran Doonaan .Xisbiga Wadani Inuu Hogaanka Dalka .Qabto Taas Kadib Xirsi Wuxuu Noqon Doonaa Guddoomiyaha Xisbiga Wadani .Waxayna Wadada Uxaadhi Doontaa Inuu Ciro.Kadib Isna . markiisa Loo Codayn Doono Oo Beesha .GX.Abaalgud .Codkooda Uga Dhigi doonaan. Waxaana Muuqata Isu Soo Dhawaan Sidii Hore Kaduwan Oo dhexmaraysa Beelaha GX Iyo HJ.

Cabdi Yaasiin Yool.