Prof Xaddi Oo Bulshada La Wadaagay Maanso Duco iyo ALLE Bari Ah
May 14, 2019 - Written by admin
Hargeysa (Hayaannews):- Proff: Daahin Maxamuud Xaddi Agaasime ku xigeenka Dawan Media Grop, isla markaana ah bare sare oo jaamacadeed iyo abwaan suugaan yahan ah ayaa bulshada la wadaagay maanso kooban laakiin macno aad u wayn tilmaamaysa oo ah ALLE Bari iyo duco afka hooyo ah oo qofka soomani uu afkiisa hooyo ku ducaysan karo.
Waa
maanso kooban oo af Soomaali ah oo huwan micne aad u weyn isla markaana
xambaarsan duco ALLE bari ah oo aad u mugwayn islamarkaana qofka Soomaaliga ah
u sahlaysa in uu afkiisa ku ducaysan karo kuna baryi karo ALLE, waxaanu Prof:
Xaddi inna tusay in ALLE erayo kooban oo afkeenna hooyo ah aan ku baryi karno