Ali Harare “Murankii Muse Biixi iyo Cirro Oo Markhaati Loo Helay…..” DAAWASHO WACAN

Barnaamijka aadka loo jecel yahay ee Kantanka Siyaasada ee uu daadihiyo Suxufi Cali Haraare ayaa todobaadkan waxa lagu qaadaa dhigayaa muranka u dhaxeeya Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi iyo Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Cirro.