“Balaadhinta Dekedu Waxay Ka Dhigaysaa Somaliand Dal Hogaamiya Shaqada Dekedaha, Noqdana Goob Baayac-mushtari Oo U Dhiganta Singapore ama Dubai” Madaxweyne Biixi

Berbera-(Hayaannews)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xadhigga ka jaray mashruuc ballaadhan oo dib u dhis iyo casriyeyn loogu sameeyey marsada caalamiga ah ee Berbera, islamarkaana baaxaddeedii hore loogu kordhiyey 400 (Afar boqol) oo mitir oo ay u dhammaystiran yihiin dhammaanba waxyaabihii looga baahnaa deked caalami ah.

HALKAN HOOSE KA DAAWO

Isha ku hay Shabakada caalamiga ah ee WWW.Hayaannews.net oo kala soco wararkii ugu danbeeyey adduunyada.

#Hayaannews, Office

Hargeysa, Somaliland

EMAIL: Hayaannewssoma@gmail.com