Cali Khaliif Oo Ka Hadlay Cida Hortaagan Hirgelinta Heshiiskii Somaliland iyo Khaatumo

Berbera(Hayaannews): Dood Cilmiyeed lagaga hadlayay Siyaasada arrimaha DIbada Somaliland ayaa lagu qabtay Magaalo Xeebeedka Berbera.

Prof Cali Khaliif ayaa ka hadlay cidda hortagan hirgelinta heshiiskii Somaliland iyo Khaatumo