Dawladda Somaliland oo soo Bandhigtay Gaadhi laga Furtay Puntland
March 5, 2019 - Written by editor editor
Taliyaha Aaga Barri iyo Guddoomiyaha Gobolka Sool waxay ku eedeeyeen inay dadka shacabka ah ku dhibaateynayeen jidka jiidda Tuka-raq, waxaanu tilmaamay in jab iyo dhaawac ka gaadhay weerarka ay ku soo qaadeen xadduuda Somaliland.