Dowladda Soomaaliya Oo Ku Eedeeysay Kenya Inay Abaabul Dagaal Ka Wado Gudaha Dalkeeda

Muqdisho(Hayaannews); Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku eedeysay Dowladda Kenya abaabul dagaal iyo inay hubeyneyso maleeshiyaad qalalaase amni ka abuura Gudaha Soomaaliya.

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay sheegtay inay ogaato in Ciidamada Kenya ay hub iyo maleeshiyaad kusoo daad gureysay magaalada Mandera si duullaan loogu soo qaado magaalada Beled Xaawo iyo saldhigyada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee aaggaas ku yaalla.

HALKAN HOOSE KA AKHRISO