“Haddii Aqoonsigii Noqday Falaadha Wadnaha Innagaga Taala, Sideebaa Loo Keenaa Wax Ka Duwan 28-kii Sanadood….” Prof Samatar.

Berbera(Hayaannews): Dood Cilmiyeed lagaga hadlayay Siyaasada arrimaha DIbada Somaliland ayaa lagu qabtay Magaalo Xeebeedka Berbera.

“Haddii Aqoonsigii Noqday Falaadha Wadnaha Innagaga Taala, Sideebaa Loo Keenaa Wax Ka Duwan 28-kii Sanadood Ee U Danbeeyey” Prof Samatar