“Hadii Doorasho Dhici Waydo Dhagax Ayaa Lagaga Soo Saari Guddoomiye Saleebaan” Faysal Cali

Hargeysa(Hayaannews) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay haddii ay dhici-waydo doorashadii Golaha Wakiillada ee loo asteeyey inay dalka ka qabsoonto December 2019, in dhagax lagaga soo saari doono Golaha Guurtida Guddoomiye Saleebaan Maxamuud Aadan.