Halkan Ka Daawo”Madaxwaynuhu Taladii isaga isku Koobey Nin Kalidii Tashadayna Waa nin Orgi rartey”Cali Gurey

” Madaxweynuhu Taladii Dalka Isaga Ayaa Isku Koobay , Wadanka Dhibaato Kasta Oo Ka Dhacdaa Ilaa Ay Miiskiiska Timaado Xal Kale Ma Hesho , Laba Islaamood Hadii Ay Murmaan Waa In Uu Xalku Tagaa Miiska Madaxweynaha ” Ayuu Yidhi