Halkan Ka Daawo:Siyaasi Cabdilaahi Jawaan Oo Eedaymo Usoo Jeediyay Siyaasinta Reer Somaliland Ee Warbaahinta Iska Dhaliilaya

Hargeysa(Hayaannews) Siyaasi Cabdilaahi Jawaan Oo Kamid Ah Siyaasiyiinta Reer Somaliland ayaa Eedaymo Usoo Jeediyay Siyaasinta Reer Somaliland Ee Warbaahinta Iska Dhaliilaya