“Hargeysa Waxaa Yimaada Taliyihii Sirdoonka Soomaoliya ..” Xisbiga WADDANI

Hargeysa (Hayaannews):- Gudoomiyaha Golaha dhexe ee xisbiga Waddani Md Cismaan Afgaab ayaa waxaa uu  si adag uga Hadley wafti ka socdey xisbiga Kulmiye iyo UCID oo shalay dalka dib ugu soo laabtey kadib kulamo ay la soo yeesheen qaadhaan bixiyayaasha Somaliland waxaana uu sheegay Cismaan in beesha caalamku ay ka war qabto in aan wax heshiis ah laga gaadhin doorashooyinka soo socda

Sidoo kale Gudoomiyaha ayaa ka Hadley kulan masuulyiinta  masuulyiintan Nairobi ku dhex siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur waxaana u cadeeyey in aaney aheyn markii koowaad ee ay xukuumadu kulan la yeelato siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur

Sidoo kale xisbiga Waddani  ayaa waxaa uu cadeeyey in Hargeysa uu yimaado isla markaana ay xukuumadu ku soo dhaweyso taliyihii hore ee sirdoonka Somaliya Cabdilaahi Sanbalooshe