Hoggaamiyaha Mucaaridka Kenya Raila Odinga oo ka hadlay Madaxbannaanida Somaliland DAAWA-SHO WACAN
December 15, 2020 - Written by admin
Kenya(Hayaannews): Hoggaamiyaha Mucaaridka Kenya Raila Odinga oo ka hadlay Madaxbannaanida Somaliland, kadib arkii uu maanta kulan la yeeshay Weftigii uu hogaaminayay Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi