Mujaahid Cali-baabuur Oo Ka Sheekaynaya Qisooyinkii Ka Soo Maray Dagaalkii 1977-kii DAAWO

Hargeysa(Hayaannews): Mujaahid Cali Ibraahim Xaaji Muuse (Cali Baabuur) runtii wuxuu halkan kaga sheekaynayaa qiso cajiib ah Oo dagaalkii Itoobiya 1977kii iyo siduu Ugu dhaawacmay, iyo sidii Itoobiya loogu xidhay, kolkii laga soo daayey iyo wixii uu qoyskiisa kala kulmay.

Waa qisooyinkii novelska iyo filimadda laga sameyn jiray. Waa shakhsi cajiiba oo mudan in la caawiyo. Waa nin Soomaalinimo ku soo dhibaatooday. Waa geesi cajiiba Oo gobolka Togdheer, Burco, Qorilugud ka soo jeedda. Ninkaasi Ilaahay ha daayo, Waar dunidda ragbaa nool.

Mujaahid Cali Baabuur

Hayaannews, Office

Hargeysa, Somaliland