Murashax Cabdiqaadir IIMAAN Oo Haween-Weynaha Beeshiisu Taageero Culus U Muujiyeen

Hargeysa(Hayaannews): Haween-weynaha Beesha Axmed Cabdalle (ARAB Sheekh ISAXAAQ) ayaa xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay waxay taageero buuxda ugu muujiyeen musharaxa Golaha Deegaanka ee Caasimada HargeysaEng. Cabdiqaadir Iman Warsame.

Munaasibadan oo xalay lagu qabtay Magaalada Hargeysa ayaa waxay dhammaan Haweyn-weynihii ka soo qeybgalay oo halkaasi ka hadlay ayaa waxay iska daba-mareen inay gebi ahaanba hiil iyo hooba la garab taagan yihiin Eng Cabdiqaadir IIMAAN, oo ay soo saarayaan.

HALKAN HOOSE KA DAAWO