Nuxurka Khudbadii Uu Ka Jeediyay Madaxweyne Mustafe-CAGJAR Magaalada LAANQEYRta DAAWASHO-WACAN
November 22, 2020 - Written by admin
Laanqeyr(Hayaannews): Madaxweynaha Dawlad deegaanka Soomaalida Ethiopia Mustafe Maxamuud Cumar (Cagjar) ayaa waxa uu maanta khudbad qiimo baddan ka jeediyay Magaalada LAANQEYRTA ee degmada Xarshin.
Khudbadan oo soo jiidatay quluubta dadweynihii halkaasi ku
soo dhaweeyey, isla markaana u riyaaqay.
Reer LAANQEYREYD ayaa waxa caleemo qoyan ku soo dhaweeyeen Madaxweyne Mustafe Maxamuud Cumar oo noqonaysa markii ugu horeysay ee uu cagaha soo dhigto tan iyo markii xilka loo doortay.