SOMALILAND: Komiishanka Doorashooyinka Oo Shaaciyay Wakhtiga Ay Bilaabmayso Diwaan-gelinta Cod-bixiyaayaasha

Hargeysa(Hayaannews): Komiishanka doorashooyinka Somaliland ayaa maanta oo sabti ah shaaciyay xiliga la qabano diwaangelinta cod-bixiyayaasha iyo gobolka ugu horeeya ee lagu bilaabayo

Sidaa waxa lagu sheegay Warsaxafadeed uu ku saxeexan-yahay Guddoomiyaha Komiishanka doorashooyinka Somaliland Cabdirashiid-RIYO-RAAC oo nuqul ka mid ah ay heshay Shabakada Wararka ee Hayaannews, ayaa waxa uu u dhigaa sidan:

Gudoomiyaha Komiishanka Doorashooyinka Cabdirashiid RIYO-RAAC