SOMALILAND: Wasiirka Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Oo Shaqadii Ka Joojiyey Guddoomiyihii Xidhiidhka Kubadda Cagta SLFF, Amrayna In Baadhis Lagu Sameeyo.

Hargeysa(Hayaannews): Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland Cabdirisaaq Muuse Faarax ayaa shaqadii ka joojiyay guddoomiyihii xidhiidhka Kubadda Cagta “Somaliland Football Federation SLFF” Fu’aad Axmed Waxyaabaha lagu eedeeyay waxa ku jira qaabkii loo bixiyay abaal-marintii Ciyaaraha Horyaalka ee lagu qabtay Berbera.

HALKAN HOOSE KA DAAWO

Hayaannews, Office

Hargeysa, Somaliland