SOMALILAND: Xukuumadda Oo Sheegtay In La wado Qorshe Dib Loogu Dhisayo Dekeda Saylac

Saylac (Hayaannews)- Maareeyaha dekedaha Somaliland Siciid Xasan Cabdilaahi oo maalmihii u dambeeyay safar dhinaca bada ah ku marayay xeebaha galbeedka Somaliland ayaa waxaa uu shaaciyay in Xukuumadu ay wado qorshe dib loogu dhisayo dekeda magaalada Saylac.