Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Oo Fariin Ka Soo Saartay Murashixiinta Doorashooyinka Wakiillada Iyo Deegaanka.

Hargeysa(Hayaannews): Wasaarada Horumarinta Maaliyadda Somaliland Oo fariin ka soo saartay Murashixiinta doorashooyinka Wakiilada Iyo Deegaanka ee dhawaan la filayo inay dalka ka qabsoomaan.

Shabakada Wararka ee Hayaannews ayaa waxay Akhristayaasheeda iyo Daawadayaasheeda HALKAN UGU SOO GUDBINAYSAA.

 

#Hayaannews, Office

Hargeysa, Somaliland

#Somaliland2021.