Wasiir Sacad Oo Sheegay Qorshe Ay Itoobiya Iyo Somaliland Ganacsi Isku Dhaafsanayaan

Hargeysa(Hayaannews):- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda Somaliland Sacad Cali Shire, ayaa sheegay inay Itoobiya iyo Somaliland bilaabayaan xidhiidh cusub oo ganacsi isdhaafsi ah, halka markii hore dhanka Itoobiya oo keliya wax ka iman jireen.

Wasiirka Maaliyaddu waxa uu sidaa ku sheegay mar uu maanta hortegay guddiga dhaqaalaha ee golaha Wakiillada Somaliland.

Waxaan warkaas idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan