HAYAANNEWS.NET
Xisbiga KULMIYE Oo Magacaabay Guddiyada Soo Xulida Murashaxiinta Iyo Xalinta Khilaafyada Murashaxiinta Ee Wakiiladda Iyo Deegaanka.
January 26, 2021 - Written by admin

Hargeysa (Hayaannews)-Guddoomiye ku xigeenka labaad ee xisbiga #KULMIYE Axmed Cabdi Xuseen (Axmed C/dheere) ayaa magacaabay sadex guddi oo xisbiga KULMIYE u xil saaray soo xulista murashixiinta golayaasha Deegaanka iyo Wakiiladda ee Degmo Doorashooyinka goboladda dalka iyo gudiga heer Qaran ee maaraynta Khilaafaadka murashixiinta goboladda iyo Degmooyinka.

Sidaasina waxaa lagu sheegay Warsaxafadeed ka soo baxay Xisbiga Kulmiye oo uu ku saxeexanyahay guddoomiye ku xigeenka labaad ee xisbiga kulmiye Axmed Cabdi Xuseen (Axmed C/dheere) kaas oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay Shabakada Wararka ee Hayaannews.

Waxaanu u dhignaa sidan:

“Aniga oo tix raacaya go’aankii gudiga fulinta ee Xisbiga KULMIYE ee la xidhiidhay magacaabista xubnaha soo xulaya murashixiinta Golayasha Wakiilada iyo Deegaanka uga tartamaaya Xisbiga Kulmiye Gobolada iyo Degmooyinka dalka, markaan la tashaday madaxda kale ee xisbiga waxaan magacaabay gudiyadan.

Guddida soo xulista iyo diyaarinta murrashaxiinta Golaha Wakiillada iyo Deegaannada ee Gobollada Togdheer, Sool, Sanaag iyo Degmo Doorashooyinka hoos yimaada waxa ay kala yihiin.

 

  1. Baashe Maxamed Faarax Guddoomiye.
  2. Jaamac Xaaji Maxamud Cigaal Guddoomiye ku xigeen.
  3. Yuusuf Mire Maxamed Xoghaye
  4. Yaasiin Maxamud Xiir
  5. Mustafe Cali Bile
  6. Cumar Cali Bade
  7. Siciid Sulub Maxamed
  8. Saleebaan Warsame Guuleed
  9. Saleebaan Cabdi C/laahi (Deerag)
  10. Axmed Nuur Faahiye
  11. Ismaaciil Xalane Daahir
  12. Nasra Maxamed yuusuf
  13. Xaawa Maxamud Maxamed
  14. Cali Xasan Maxamed.

Guddida soo xulista iyo diyaarinta murrashaxiinta Golaha Wakiilada iyo degaamada hoos yimaada ee Gobollada Maroodi-jeex, Awdal iyo Saaxil waxa ay kala yihiin.

  1. Maxamud Xasan Sacad Guddoomiye
  2. Maxamed Muuse Diiriye Guddoomiye ku xigeen
  3. C/raxmaan Cismaan Caalin Xoghaye
  4. C/qani Maxamud Caateye
  5. Axmed Muumin Seed
  6. C/weli Sheekh C/laahi Suufi
  7. C/casiis Maxamed Samaale
  8. Maxamed Axmed Maxamud (Cawad)
  9. Axmed Xasan Aadan
  10. C/laahi abokor Cismaan
  11. Maxamed C/laahi Cabsiiye
  12. Maxamed Xaaji Aadan Cilmi
  13. Maxamud Ibraahin Maxamed
  14. Nasra Maxamed C/laahi
  15. Aamina Cilmi Fariid

 

Guddida heer qaran ee Maaraynta Khilaafyada murrashaxiinta gobollada iyo degmooyinka waxa ay kala yihiin

 

  1. Axmed Cabdi Xuseen
  2. Axmed Faarax Cadare
  3. C/kariin Axmed Maxamed
  4. Saleebaan Yuusuf Cali Koore
  5. Liibaan Yuusuf Cismaan
  6. Cumar Cali C/laahi
  7. Sahra Saleebaan Cawil.

#Hayaannews, Office

Hargeisa, #Somaliland

Email: Hayaannewssoma@gmail.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews