Xisbiga WADDANI Oo Ugu Baaqay Xukumadda Somaliland inay Caddayso Heshiiska ay La Gashay Shirkada Trafigura
September 28, 2020 - Written by admin
Hargeysa (Hayaannews) – Xoghayaha xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani, Khadar Xuseen Cabdi oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa ka hadlay shirkad dalka keentay shidaal, kaas oo tilmaamay in xukuumada Somaliland looga baahan yahay inay caddayso heshiiska ay la gashay shirkadda Trafigura.