Shaqo Xayaysiin (Job Advertisement)

Human Resources Department

August 10th 2022

Shaqo Xayaysiin (Job Advertisement)

Cida loo shaqeyaha (Client): HRM & GIZ

Nooca Shaqada(Job type): Security Guard

Goobta: Hargeisa, Burao Somaliland

  • Tilmamaha shaqo ee Ilaaliye

 

  • Ujeedada

ilaaliyaha aan hubaysnayn waa in u feejignaadaa oo uu kana digtoonaada khataraha iman kara isagoo qadaya wixii talabo ah ee loo bahanyay. Ilaaliyahu sidoo kale waa in uu baadha dadka soo galaya isagoo u adeegsanaaaya si wada jira xirfadiisa iyo qalabka ammaanka loogu talo galay

 

Masuuliyadaha Assasiga ah

  1. Ilaaliyuhu, wuxuu hubinayaa kuna hagayaa dadka soo bookhda xarunta in ay fadhiistaan meelaha loogu talo galay sidoo kale wa in uu ku hagaa gawaadhida meelaha loogu talo galay. Wana in uu ilaliyaa in anay gawadhidu is duqayn amaba wax is yeelin.
  • Baadh dhammaan dadka soo galaya
  • Hubi cidda leh ballan maalintaas, oo ka saxeex buugga sida magaciisa, shirkadda uu kasocdo, sababtu usocdo, taariikhda iyo waqtiga
  • Sii aqoonsiga qof ka booqdaha ahi uu ku galo marka aad hubiso in wax kastaa udhammaystiran yihiin
  • Ka shaqaysii dhammaan qalabka ammaanka sida Gacanta wax lagu baadho, muraayada gawaadhida lagu baadho iyo Kamarada.
  1. Ilaalinta ama ku wareegista meelaha laguu qoon deeyay: Waxaa loo baahanyahay inaad markasta ka war hayso meelaha laguu qoondeeyay oo aad Hal kii saacba mar ku wareegto adigoo samaynaya tallaabooyinka soo socda
  • Inaad aqoonsato oo aad soo gudbiso waxkastoo aad ka shakido ama qof ha noqdo, alaab ama gaadhibae kaasoo sababi kara khatar dhinaca amniga ah. Qofkan ama alaabtan aad ka shakiday waxaa loo raacayaa nidaamka ka warhaynta iyo ka jawaabista qalabka digniinta
  • Ka war haynta xilliyada lasoo galo iyo xilliya la baxo iyo sidii loo qori lahaa haddii ay wax dhacaan
  • Sii gaar gaarka degdega ah cidkasta oo dhaawacanta hadii ay tahay dadka soo booqday ama dadka GIZ ka shaqeeya
  • Marka aad shaqada ku jirto waliba halka laga soo galo waxaad hubisaa in la maray dariiqii soo galitaanka ee saxda ahaa, hadii qofka loo ansixyay qofka ama gaadhiga in uu soo galo. Hubi inuu haysto kaadhkiisii aqoonsiga ee xafiisku siiyay, qofkasta oo aan kaadhkaa aqoonsiga xidhnayna waa in la hubiyo. Sidoo kale hubi in aad kaadhka aqoonsiga ka reebto daddka soo bookhday xaruunta.
  • Wax kasta oo laga shakiyo waa in aad udirtaa X-ray machine ka ama gacanta wax lagu baadho adigoo tixraacaya shuruucda Shirkada.
  • Markasta waa inaad feejignaato , hadii aad wax kashakido waxaad raacaysaa xeerarka u qoran shirkadda, oo waxaad soo ogaysiinaysaa Maamulkaaga
  • Hadii alaab laga shakiyay aad hesho oo aanad hayn ciddii lahayd, isha ka eeg alaabta oo usoo gudbi maamulkaaga, haddii alaabta ilaalinteeda aan laysku hallaynkarin dhig meel ku habboon inta wax laga qabanayo
  • Sida uu dhigayo xeerku waa in qofka booqdaha ah la geeyo xafiiskii uu ballanka ulahaa, hadhoowna dib loo soo celiyo marka uu dhammaysto hawshiisa.
  • Haddii aad wax fal dambiyeed ah aragto, marka hore meesha eeg, kadibna  maamulkaaga usoo gudbi, .
  • Hadii loo baahdo, waxaad eegi doontaa oo aad ka shaqayn doontaa kamaradaha CCTV ga ee meelaha laga shaqaynayo oo aad soo gudbin doonto wixii aad ka shakido
  • Waa lagugu tababari doonaa sida qofka ama gaadhiga loo baadho iyo wixii kale ee la mida.
  • Meesha aad joogto ha katagin ilaa inta uu maamulka amar ka imanayo gaarahaanna xilliyada kala wareega

Xirfada iyo aqoonta Qualifications and Skills

  • Secondary School – Bachelor’s degree
  • Xirfad Guard dhimo

See Uxaraysanaysa

Keen CV gaga xarunta guud HQ HRM ee kutaal Masalaha kaso horjeedka Ambassador

Waqtiga ay xidhmaysa waxa weye 20th August 2022

 

Kowsar Hussein Osman

Sing:

Madaxa shaqada iyo shaqalaha