NEWS
-
Dalka Maraykanka oo Somaliland ku Ammaanay Dimquraadiyada iyo Hanaanka Doorashooyinka
Washington(Hayaannews) Baarlamaanka Maraykanka ayaa amaanay nidaamka dimoqraadiyadda iyo hanaanka Doorashooyinka, isla markaana xukuumada ka dalbaday taageerida Doorashooyinka soo socda, sida Taiwan, Midowga Yurub, Ingiriiska iyo ...
Thursday, March 4, 2021
-
Somaliland iyo Taiwan oo Kala Saxeexday Barnaamij Bulshada u Fududaynaya Adeegyada Dawladda
Hargaysa (Hayaannews): Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda Somaliland iyo Sanduuqa horumarinta iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Taiwan ayaa shalay kala saxeexday heshiis barnaamijka -Government.
Barnaamijka E-Government ...
Thursday, March 4, 2021
-
SOMALILAND: Wasaarada Waxbaraashada Oo Guddi u Saartay Dhacdadii Ardaydu ku Weerartay Dugsiga Nuuradiin,
Hargeysa(#Hayaannews)- Agaasimaha guud ee Wasaarada Waxbaraashada Jamhuuriyadda Somaliland Md Axmed Abokor, ayaa ka hadlay dhacdadii Ardayda Dugsiga Nuuradiin ku kaceen, waxanu sheegay in Wasiirka Waxbaraashadu ku soo sameeyey Kor...
Thursday, March 4, 2021
-
#DPA’s Call for Partnership for their Humanitarian response intervention in Somaliland
Hargeisa(Hayaannews): 4 representatives from the #Development_and_Protection_Association (#DPA), which is disability inclusive humanitarian and relief organization operating in Somaliland, have participated in local economic forum...
Thursday, March 4, 2021
-
Dowladda Soomaaliya Oo Soo Rogtay Amarro La Xidhiidha COVID-19
Muqdisho(Hayaannews)Dawladda Soomaaliya ayaa goor dhowayd soo rogtay xayiraado cusub oo ay sheegtay in lagula dagaalamayo faafitaanka cudurka Covid-19. Go’aamadan waxaa akhriyey Wasiirka Warfaafinta dawladda Soomaaliya Cusmana A...
Tuesday, March 2, 2021
-
Komiishanka Doorashooyinka Oo Shaaciyey Wakhtiga Ay Ku Eekeyd Is-Casilaada Dadka Ka Shaqeeya Laamaha Dawladda Iyo Ciidamadda Ee Hanku Ku Jiro.
Hargeysa(Hayaannews):- Komishanka Doorashooyinka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa qoraal uu soo saaray ku caddeeeyey in muddada sharcigu u banneeyey inay isku casilaan dadka shaqaalaha dowladda ah darajo kasta oo ay leeyihii...
Tuesday, March 2, 2021
-
Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Oo Fariin Ka Soo Saartay Murashixiinta Doorashooyinka Wakiillada Iyo Deegaanka.
Hargeysa(Hayaannews): Wasaarada Horumarinta Maaliyadda Somaliland Oo fariin ka soo saartay Murashixiinta doorashooyinka Wakiilada Iyo Deegaanka ee dhawaan la filayo inay dalka ka qabsoomaan.
Shabakada Wararka ee Hayaannews ayaa...
Tuesday, March 2, 2021
-
Midowga Musharaxiinta Oo ‘Xagal-Daacin’ Ku Eedeeyey Farmaajo
Muqdisho(Hayaannews): Golaha Midowga Musharaxiinta Soomaaliya oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ku eedeeyey Madaxweynaha Soomaaliya inuu xagal-daacinayo wada-hadallada ay kula jiraan Ra’iisul Wasaare Ma...
Tuesday, March 2, 2021
-
Beesha Caalamka Oo Baaqyo Cusub Ka Soo Saartay Xaaladda Siyaasadda Soomaaliya
Muqdisho(Hayaannew): Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka ayaa soo dhoweeyey wada-hadallada u socda ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble iyo Midowga Musharaxiinta, oo shalay markii labaad ku kulmay Muqdisho.
Qoraal kaso...
Tuesday, March 2, 2021
-
Xukuumadda Somaliland Oo Lacagta Ka Bixinaysa Murrashixiinta Haweenka Iyo Beelaha La Hayb-Sooco.
Hargeysa(#Hayaannews): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne ku go’aamiyey in Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland bixiso lacagta Deebaajiga ah ee Murashixiinta Haweenka iyo D...
Monday, March 1, 2021
Next Page »
|
|