“Sidee Cadowga Gudaha U Noqon Kartaa Beesha Ugu Deegaanka Balaadhan Somaliland Ee Ka Soo Dagaalantey jiidaha Ugu Badan Wakhtigii Halgankii SNM” Yuusuf-SOORAAN.

Hargeysa(Hayaannews): Xoghayihii guud ee urur Siyaasadeedka Barwaaqo Yuusuf Sooraan oo dhowaan shaaciyey inuu iska casiley xilkii xoghayaha guud ee ururkaas ayaa banaanka keenay xogo qarsoona isaga oo amaan kala dul dhacey gudoomiyaha Urur siyaasadeedka Kaah Maxamuud Xaashi Cabdi .

Wareysi TV-ga Horyaal la yeeshay Yuusuf-Sooraan ayaa  uu dhacey sidan;