#WAR_DEGDEGA_LAASCAANOOD: Xukuumadda Somaliland Oo Ku Dhawaaqday Xabbad-joojin Bilaa Shuruud Ah

#WAR_DEGDEGA_LAASCAANOOD: Xukuumadda Somaliland Oo Ku Dhawaaqday Xabbad-joojin Bilaa Shuruud Ah

Wasiirada Arrimaha Gudaha Somaliland, Mohamed Kaahin Ahmed Warfaafinta, Wacyigelinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Saleebaan Cali Koore, Wasiirka Gaashaandhiga, Cabdiqani Fariid iyo Wasiirka Xanaanada Xoolaha Siciid Sulub Maxamed ayaa caawa kga dhawaaqay magaalada Laascaanood xabad-joojin