SOMALILAND: Go’aamo Culus Oo Laga Soo Saartey Shirkii Nabada Ee Degaanka  Yagoori

Yogori (Hayaannews) Xukuumadda Somaliland, ayaa go’aamo adag ka soo saartay shirkii nabadeynta ee magaalada Yogori, uga socday beelo walaalo ah oo halkaasi diriri ku dhexmartay.

Go’aamadan waxa warbaahinta la wadaagay wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland, mudane Maxamed Kaahin Axmed.

HALKAN HOOSE KA DAAWO

Isha ku hay Shabakada caalamiga ah ee WWW.Hayaannews.net oo kala soco wararkii ugu danbeeyey adduunyada.

#Hayaannews, Office

Hargeysa, Somaliland

EMAIL: Hayaannewsonline@gmail.com