SOMALILAND: Madaxweyne Biixi Oo Ka Qeybgalay Aas Qaran Loo Sameeyey Mujaahid Abiib Diiriye Nuur (Abiib_TIMACAD) Iyo Mujaahidiin Ka Hadlay Doorkiisi Halganka.

Hargeysa(Hayaannews)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ka qayb-galay Aas Qaran oo loo sameeyey Marxuum Mujaahid Abiib Diiriye Nuur (Abiib Timacad) Magaalada Hargeysa, kadib markii uu ku geeriyooday dalka Jarmalka.

Waxa aaska Marxuumka ka qaybgalay Wasiiro, Siyaasiyiin,  Xildhibaano ka kala socday labada Baarlamaan Somaliland, Axsaabta Xisbiyada, madax-dhaqameed, Aqoonyahano, Waxgarad iyo bulshada qaybeheeda kala duwan oodhan.

HALKAN HOOSE KA DAAWO

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo ka hadlay shakhsiyadiisa