“Waxaanu Leenahay Xabbadi Xal Maaha….” Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan

Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa ka haday xaalada Magaalada Laascaanood oo dagaal ka dhacay “Waxaanu Leenahay Xabbadi Xal Maaha….” Ayuu yidhi Xirsi Cali Xaaji Xasan