Xoghayihii Guud Ee Urur-Siyaasadeedka BARWAAQO Yuusuf-SOORAAN Oo iska Casiley Xilkii

Xog-hayihii guud ee Urur-Siyaasadeedka Barwaaqo Yuusuf Sooraan Hayaannews

Hageysa(Hayaannews):-Xog-hayihii guud ee Urur-Siyaasadeedka Barwaaqo Yuusuf Sooraan ayaa iska casiley xilkii xog-hayaga guud iyo kii xubinimada golaha dhexe ee ururkaas.sidaana waxa uu ku sheegay

Warqad istiqaalada ah oo uu maanta u gudbiyey gudoomiyaha urur-siyaasadeedka Barwaaqo ayaa nuqul ka mida ay heshay Shabakada Wararka ee #Hayaannews.

Yuusuf Sooraan ayaa sababta ku keliftey inuu iska casilo  xilalkii uu ka hayey urur siyaasadeed Barwaaqo ku tilmaamey “dano gaar ah” inay tahay.

Xog-hayihii guud ee Urur-Siyaasadeedka Barwaaqo Yuusuf Sooraan Hayaannews

Isha ku hay Shabakada caalamiga ah ee WWW.Hayaannews.net  oo kala soco wararkii ugu danbeeyey adduunyada.

#Hayaannews, Office

Hargeysa, Somaliland

EMAIL: Hayaannewsonline@gmail.com