Xukuumadda Somaliland Oo Xayiraaddii Ugu Muddada Dheerayd Ka Qaadday idaacadda BBC-da

Hargeysa(Hayaannews): Xukuumadda Somaliland oo xayiraaddii ugu muddada dheerayd ka qaadday idaacadda BBC-da

Wasiirka Wasaarada warfaafinta Dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland Saleebaan Cali Koore waxa uu sidaa ku sheegay War-saxafadeed uu ku saxeexan-yahay oo maanta nuqul ka mida ay heshay shabakada wararka ee Hayaannews waxaanu u dhignaa sidan: