HAYAANNEWS.NET
5 madaxwayne aduunka so maray Ee kugu waalna
October 25, 2019 - Written by admin

(1)saparmurat niyazov =Dalka turkumista=
Wuxu qabay cudurka Isla waynida wadooyinka Dalka oodhana isaga isku magacabay Wuxu qoray buug ka hadlaya shakhsiyadisa kadibna qofki mawadin shaqo raadis ah Ee buuga wax laga waydiyo an garanin shaqo Ma helaynin

(2) francisco macías nguema= equatorial Guinea
Wuxu sheegtay ilaah kasareeya dhulka Wuxu gumooday golihisi wasiirada Wuxu kale Oo uu layay parlamanki dalka %30 Wuxu miiska saaran jiray 12 bileedh markasu la hadli jiray bileedhada iyo kuraasta madhan . Iskuuladi odhana Wuu xidhay

(3) rafael trujillo Dalka dominican republic Wuxu xasuuqay shacabkiisa talyihi ciidankana wiilka ayuu ka dhigay lakin arinta layaabka leh ayaa ahayd in uu iskuso sharaxay (nobel-prince)

(4) ne win =dalku Burma Wuxu ku qubaysan jiray dhiiga dadka iyo dhiiga kaluunka Wuxu aaminsana numberka 9 in uu yahay nasiib lacagti dalkana Wuxu ka dhigay tirada 9 wada sagaal midhan waxay sababtay maciishadi Oo qaliyowda umadina gajo u dhimato

(5) muse bixi cabdi= Dalka somaliland
Muuse bixi Wuxu qaba xanuunka ah in uu umada isago in uu ugu fiicanyahay Waa madaxwaynaha gobolada bariga ku sheegay cawaan wax magarato ah Waana madaxwaynihi yidhi labo reer Oo bariga wada dega way kala baqaya
Waa madaxwaynaha dhulki umada boobay Oo kujira baloodhaysiga
War gaajada haysaa wayna

Qoraalki Naftihure hassan Ateye

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews