ARTICLES
-
”Orromo Kaftan Ma Gasho ”. Qalinkii Ahmed Nour Guruje
yaamahan dambe waxaan maqlayay dad leh Orromo ayaa u mudaharaaday in ay hesho kaadhadh cod bixineed iyo xaquuq doorasho iyo sheekooyin la midda , hadaba waxaan dadka u sheegayaa in aan Orromo ciyaar iyo kaftan gelin sababtan awgee...
Tuesday, March 2, 2021
-
Somaliland: NEC And International Partners To Enhance Working Relations
Hargeisa(#Hayaannews):The Somaliland National Electoral Commission (#SNEC) on Wednesday held a series of meetings with a visiting delegation from the International Community and the United Nations.
International delegations fro...
Friday, February 26, 2021
-
Yaa Looga Baahan Yahay Shahaado jaamacadeed?
Xubinta u tartamaysa Golaha Wakiilada: Maya. Golaha Wakiilada waxa loo baahan yahay shahado dugsi sare ama wax u dhigma.
Xubinta u tartamaysa degmo A ah (Hargeysa, Burco, Boorama, Berbera, Laascaanood, Ceergaabo iyo G...
Friday, February 26, 2021
-
Saldhiga qudhac-dheer waa xarun dulmi ! Maxamed Dhame
“Waxaan usoo joogay”
Horraantii bishii labaad ee sannadkii 2020 waxa aanu kala kulannay dhacdo na yaab gelisay, waxay ahayd aroor hore waxa i wehelinaayay Nuuradiin Diini iyo Xogahayaha warfaafinta ee Xisbiga UCID...
Monday, February 22, 2021
-
Bahda Hayaannews Waxay Tacsi U Dirayaan Juweeriya Xasan Xaashi Oo Aabaheed Marxuum Xasan Xaashi Ku Geeriyooday Magaalada Hargeysa.
“INAA LI LAAHI WA INA ILEYHI RAAJUCUUN………”
Hargeysa(Hayaannews): Tifaftiraha Shabakada Wararka ee #Hayaannews Mustafe Abdi Mohamed (#Mustafe_Janaale) iyo dhammaan hawl-wadeenada ka hawlgalaa waxay tacsi tiiraanyo le...
Monday, February 22, 2021
-
ANAGA IYO YARYARO’. #Hayaannews
arsamo yaqaansanaa ma Injineer isnacay oo aqoonta dhismaha ku wadhwadhaybaa. Farshaxansanaa ma naqshadeeye ‘designer’ wacan baa, mise malaha waaba architect Eng qurxinta iyo qorshaynta magaalooyinka looga danbeeyo. Durba roori...
Saturday, February 20, 2021
-
“QISADII JIGJIGA QALBI XANNUUNKAYGII” Cabdinaasir Axmed Abraham.
Nin caydh ah ayay xaaskiisu ka xannuunsatay goobtu waa Jigjiga, muddo dheer ayay afadu bukaan jiiftay, qalliin dhabarka finka soo baxay lagaga sameeyay ayaa raysan waayay. Muddo 10 sanno ku dhow ayuu bukaanka xaaskiisa la silcaaya...
Saturday, February 20, 2021
-
Sida Uu Nebigeennu (SCW) U Isticmaalay Xisaabta Markii Uu Galayay Dagaalkii Badar?
Sida laga soo xigtay Sun Tzu buuggiisa, The Art of War (Farshaxanka Dagaal), mid ka mid ah waxyaabaha ugu waaweyn ee dagaal aad ugu guulaysan kartaa waa in la ogaato xaddiga uu leegyahay awoodda ciidanka kaa soo horjeedaa. Tan wax...
Friday, February 19, 2021
-
Maansadii Hooyada. {Maan-gudin xaqaagii} Waxa Curiyay Abwaan Yuusuf-SHAACIR.
Hargeysa(Hayaannews): Maansadii Hooyada. {Maan-gudin xaqaagii} waxa curiyay Abwaan Yuusuf Cismaan Cabdulle (Yuusuf-SHAACIR).
Xiddigaha darbaa jira
Xikmad lagu tilmaansado
Geelana xusuusbaa
Beryo lagu xergeeyaa
Xayawaanku ...
Friday, February 19, 2021
-
#FARRIIN #WACYIGALINEED Ee Komiishanka Doorashooyinka.!
Muwaadin baro Shuruudaha looga baahan yahay #Codbixiyayaasha doonaya inay helaan Addeegyada #Degmo-doorasho & #Kaadh baddalka Maanta oo ah 15 Feb. 2021, ka bilaabmay dhammaan Gobolada Dalka socona doona ilaa 24ka Feb. 2021.
...
Tuesday, February 16, 2021
Next Page »
|
|