Bahda Hayaannews Waxay Hambalyo U Dirayaan Aamina Cabdi Nuur (Aamina-LOODH) Iyo Xasan Xuseen Cumar Oo Arooskoodu Ku Qabsoomay Magaalada Hargeysa.

“GACAL IYO SOKEEYABA AROOSKIINA LAGU FARAX”

Hargeysa(Hayaannews): Tifaftiraha Shabakada Wararka ee Hayaannews Mustafe Cabdi Maxamed (Mustafe-Janaale) iyo dhammaan hawlwadeenada ka hawlgalaa waxay hambalyo kal iyo laaba hawada u marinayaan.

#Aamina Cabdi Nuur (Aamina-LOODH)

                            iyo

#Xasan Xuseen Cumar

 

Oo Arooskoodu 31.12.2020 ku qabsoomay Huteelka Casriga ah MANGO GARDEN ee Magaalada Hargeysa.

Waxaanay leeyihiin noqda reerkii isku waara ee ubad khayr qaba kala helaa.

Aamiin………………Aamiin………………Aamiin