Sheekh Cabdiraxman Bashiir Oo Shaaciyay Safarkii Madaxweyne Biixi Ee Dalka Jabuuti Iyo China-ha Oo Doonaya In Loo gacan Galiyo Dekada Berbera.
October 8, 2019 - Written by admin
“Somaliland Waxaa Loo Diyaarinayaa In Imaarat-ka Oo Faasid Ah Lagu Badalo China Oo Ka Sii Faasidsan” Ayuu yidhi Sheekh Cabdiraxmaan Bashiir oo ka faalooday Safarkii uu dhawaan Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ku tagay dalka Jabuuti.