Dawladaha Somaliland iyo Djibouti Oo Shaaciyey in Wax Laga Bedel Xaaladii Hore Ee Xadka.
December 28, 2020 - Written by admin
Lawyo-ado(aftahannews):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Taliyaha Booliska Jabuuti Kornayl Cabdilaahi Cabdi Faarax, ayaa ka hadlay xaaladda Xadka Somaliland iyo Jabuuti oo uu Madaxweynuhu Safar lug ah kaga soo gudbay, ka dib markii uu dalkaa ka soo laabtay.