“Furfurkii Bulshadda Ayaa Bilaabmaya, Hadaanan Sharci Adag Laga Sameynin Hal-doorka…….” Jamaal Cali Xuseen.

Boston(Hayaannews): Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa sheegay inuu fur-furkii bulshadu bilaabmayo, hadaanay xukuumadda Somaliland sharci-adag ka soo saarin cida muqdisho tagta.

Islaan ama qof dumar ah oo waayeel ah oo Reer Muqdisho ah ayaa sonkorta ka iibsan jirtay tukaan uu lahaa Nin carab ahaa ee deganaa Xaafadda Beexaani ee magaaladda Muqdisho. Hadaba dhowr jeer Oo ay ka iibsatay Sonkor waxay qawaday rubicii sonkorta ahaa ee ay ka iibsatay oo ay u arkaysay inuu ku yareeyey.

Maalintii danbe ayaa loo sheegay Islaantii in yuhuudii ay Carabtii Weerartay. Kolkaasay tidhi ” Aree xaa loo weerari waayey, rubuc yaraanta lagu wada arkee”!!!! Kkk. Furfurkii bulshadda ayaa bilaabmaya hadaanan sharci adag laga sameynin haldoorka bulshadda.

Isha ku hay Shabakada caalamiga ah ee WWW.Hayaannews.net oo kala soco wararkii ugu danbeeyey adduunyada.

#Hayaannews, Office

Hargeysa, Somaliland

EMAIL: Hayaannewssoma@gmail.com