Ganacsade Axmed CIsmaan Geelle Oo ka Hadlay Muranka U Dhaxeeya Jabuuti iyo Warkii Madaxtooyada Somaliland
April 6, 2019 - Written by admin
Hargeysa (Hayaannews):- Ganacsade Axmed Cismaan Geelle Arab,
ayaa markii ugu horreysay ka hadlay muran, ismaandhaaf iyo dacwado ka dhexeeya
dawladda Jabuuti, hanti iyo shirkado uu lahaa oo dawladda Jabuuti si xoog ah
ula wareegtay, dayn baan Faransiis ah uu ka qaatay iyo war ay shalay
madaxtooyada Somaliland shalay ka soo saartay.
Afhayeen u hadlay Ganacsade Axmed Cismaan Geelle iyo Shirkadihiisa, ayaa faahfaahiyey sida wax u jiraan. Warkaas oo dhan ka daawo muuqaalkan hoose: