Guddoomiyihii Maxkamadda Gobalka Maroodijeex Oo Iscasilay

Hargeysa (Hayaannews):- Gudoomiyihii Maxkamada Gobalka Maroodi Jeex Axmed Dalmar ayaa waxaa uu shaaciyey in uu iska casilay xilkii Gudoomiye-nimo iyo xilkii gorsoore nimaba sababo isaga u gaar ah awgeed

Sidoo kale Gudoomiye Dalmar ayaa sharci daro ku tilmaamay in gudoomiyaha maxkamada sare aanu xilka ka qaadi Karin balse guddida cadaaladu ay xilka ka qaadi karto