Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Bissau  Baciro Dja

Hargeysa(Hayaannews): Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ra’iisal wasaarihii hore ee dalka Guinea Bissau  Baciro Dja oo booqasho ku jooga Jamhuuriyadda Somaliland.

Waxaana kulankaasi madaxweyne ku xigeenka ku wehelinaayey Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Maxamed Cali Bille, halka dhinaca weftigana ay ku wehelinayeen xubnihii uu hoggaaminayey Ra’iisal wasaaruhu.

Isha ku hay Shabakada caalamiga ah ee WWW.Hayaannews.net oo kala soco wararkii ugu danbeeyey adduunyada.

#Hayaannews, Office

Hargeysa, Somaliland

EMAIL: Hayaannewssoma@gmail.com