Saleebaan XAGLA-TOOSIYE Oo Shaaciyay inuu Ka Baxay Somaliland

Gudoomiyaha Urur-siyaasadeedka SHACABKA SOMALILAND Siyaasi Saleebaan Ciise Axmed (XAGLO-TOOSIYE)

Hargeysa(Hayaannews) Gudoomiyaha Urur siyaasadeedka SHACABKA SOMALILAND Siyaasi Saleebaan Ciise Axmed (XAGLA-TOOSIYE) ayaa deg-deg  ugu  dhawaaqay in uu gebi ahaanba isaga baxay Somaliland, kuna biiray Kacdoonka shacabka reer SSC.

Xagla-Toosiye wuxu sheegay in Somaliland ay gaysatay Xasuuq balaadhan. “Kaas oo uu masuuliyadeeda leeyahay Muuse Biixi. Waana lala xisaabtami doona oo laga hadhi maayo” ayuu Yidhi Xagla-Toosiye oo u Waramayay  Somali American TV

HALKAN HOOSE KA DAAWO

Gudoomiyaha Urur-siyaasadeedka SHACABKA SOMALILAND Siyaasi Saleebaan Ciise Axmed (XAGLO-TOOSIYE)