Shirkadda Dharka Iyo Kabaha Ee DOLLAR STORE Oo Dadweynaha U Soo Bandhigtay Fursad Dahabiya
December 28, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Hayaannews): Shirkadda dharka iyo kabaha ee ugu weyn Somaliland Dollar Store ayaa shaacisay inay sammeysay fursad dahabiya oo ay ku socodsiisay dadweynaha reer Somaliland. Taas oo ah qiimo dhimis-weyn oo dhan 50% ilaa 60%.
Hadaba macmiil ha moogaan ha kana maqnaan qiimo dhamistaas ee ka faa’iideyso oo kaalay Xarumaha Shirkadda Dollar Store ee Caasimada Somaliland ee Hargeysa.