HAYAANNEWS.NET
Shirkadda DP World oo Saddex Wiish oo Baahi loo Qabay ku soo Kordhisay Dekedda Berbera
February 20, 2019 - Written by editor editor

Bebera(Hayaannews)- Shirkadda DP World ayaa maanta marsadda Berbera ku soo kordhisay saddex Wiish oo cusub oo loogu talogalay hawlaha Rarista iyo rogista baddeecadaha ku soo xidha dekeddaas.

Cali Xasan Cali (Cawaale) oo ka tirsan Guddida Agaasinka Dekedda Berbera, ayaa tilmaamay in  labadii sannadood ee u dambeeyey ay dekeddu ku tallaabsatay horumar ballaadhan, gaar ahaan dhinaca tababarida shaqaalaha iyo qalabka dekeddu ku shaqeyso. Waxaanu intaas ku daray in la geliyey dekedda Berbera lacag gaadhaysa 17 Milyan oo doolar.

Cali Xasan waxa kaloo uu tilmaamay in saddexdan wiish ay kor u qaadi doonaan saacadaha  dekeddu shaqeyso xiligga xagaaga waxaanu xusay inay hore u shaqeyn jireen 12 saacadood, imikase ay shaqeyn karaan illaa 22 saacadood.

 Sidoo kalena wuxuu caddeeyey  in saddexdan wiish ay ku baxday 10 milyan iyo 400 oo kun oo doolar, isla markaana ay cusub yihiin.

Maareeye ku-xigeenka Dekedda Berbera Cabdilaahi Cabdi Xasan-mataan ayaa sheegay in qalabkan cusub ee dekedda lagu soo kordhiyey uu wax weyn ka tarayo horumarinta adeegyada marsadda.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews