SOMALILAND: Barnaamij Baroor Diiqa Oo Loo Sameeyey Fanaanadii Weynayd Ee Saynab Xaaji Cali Baxsan DAAWASHO WACAN
October 23, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Hayaannews): Abwaano,
Fanaaniin ayaa barnaamij baroordiiqa ugu sameeyey Magaalada Hargeysa Fanaanadii
weynayd ee Saynab Xaaji Cali Baxsan Siiqaale oo dhawaan ku geeriyootay Magaalo
madaxda dalka Soomaaliya ee Muqdisho.
Barnaamijkan oo isugu jirey tacsi, iyo sooyaalkeedii taariikheed mid lagaga waramayo ayaa waxa daadahaynayey Suxufi Sakariye Cabdi Sulub, ayaa wax aka qeybgalay Abwaan Axmed Saleebaan Bidde, Abwaan Cabdi Aadan Xaad (Cabdi Qeys), Maxamed Aaden Dacar, Fanaanada Faadumo Cabdilaahi Kaahin (Maandeeq), Fanaan Cumar Xasan Rooraaye, Iyo Cabdi Yare iyo qaar kal
Bahda Shabakada Hayaannews ayaa waxa u soo gudbinaysa Macaamiisheeda, ee HALKAN HOOSE KA DAAWO.