“Ugu Maan Tallo-Gelin In Aanu Geed Goyno Inaanu Beerno Mooyee” Maayirka Burco

Burco(Hayaannews): Maayirka Magaalada Burco Cabdirisaaq Ibraahim Cabdi (Herro) ayaa ka hadlay eedeymo uu u soo jeediyay Maayarkii hore ee Burco Muraad oo uu ku eedeeyey inuu googooyay dhir uu hore u beeray

Sidaa waxa uu ku sheegay mar uu maanta la hadlayay qaar ka mida Waraahinta.

“Ugu Maan Tallo-Gelin In Aanu Geed Goyno Inaanu Beerno Mooyee”Ayuu yidhi Maayirka Magaalada Burco Cabdirisaaq Hero

HALKAN HOOSE KA DAAWO

Isha ku hay Shabakada caalamiga ah ee WWW.Hayaannews.net oo kala soco wararkii ugu danbeeyey adduunyada.

#Hayaannews, Office

Hargeysa, Somaliland

EMAIL: Hayaannewsonline@gmail.com