Wefti Uu Hoggaaminayo Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Oo Kulan Qaadhaan-bixiyayaasha Iyo Saaxibada caalamka.

Nairobi(Hayaannews): Weftigii uu hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga Caalamiga Somaliland Dr. Ciise Kayd Maxamuud  ayaa kulan kula qaatay  Magaaalada Nairobi ee dalka Kenya qaadhaan-bixiyayaasha iyo Saaxiibada Somaliland ee Caalamka.

Kulanka waxa lagaga arrinsaday doorka ay Saaxiibada Caalamka ee Somaliland ka qaadan karaan ka soo kabashada masiibadii Dabka ee Suuqa Waaheen ee Magaalada Hargeysa.

Isha ku hay Shabakada caalamiga ah ee WWW.Hayaannews.net oo kala soco wararkii ugu danbeeyey adduunyada.

#Hayaannews, Office

Hargeisa, Somaliland

EMAIL: Hayaannewsonline@gmail.com