Xukuumaddda Somaliland Oo Kulan Ugu Baaqday Saxaafadda Madaxa-banaan  

Hargeysa (Hayaannews)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacygelinta Somaliland, Saleebaan Yuusuf Cali Koore, ayaa kulan wada tashi ah ugu yeedhay warbaahinta dalka oo dhan.kadib markii ay halista cudurka safmarka ah ee COVID 19-ku oo dadka aadka u laynayo.

Waxaana sidan lagu sheegay war-qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska Wasiirka warfaafinta Somaliland oo nuqul ka mid ah ay heshay Shabakada Wararka ee Hayaannews.

Hayaannews, Office

Hargeysa, Somaliland